project_name stringclasses 1 value | speaker_id stringclasses 39 values | transcription stringlengths 20 375 | audio_path stringlengths 50 50 | image_path stringlengths 13 18 | locale stringclasses 1 value | gender stringclasses 2 values | age_group stringclasses 3 values | year int64 2.03k 2.03k | audio audioduration (s) 2.64 30.7 |
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Wajiko waxaa yaalla khilaaf be meel laga rabto yahay guduud dhulka mu | audios/1742371304-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/o312.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Kani Waa qol xafiis ah waxaa fadhiyo nin wuxuu wataa suud midamkiisu yahay buluug shaati midabkiisu yahay nanackuleel wuxuuna wataa taayga oo madabkiisu beer yahay waxaa ag yaalo caag caafi ah makaroofan yar oo madow ah iyo moobeel | audios/1740420662-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/rdd31.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2 | Meshaan waxaa yaalo armaajo mid darbiga ayey saran tahay midna dhulka ayey talaa agtooda waxaa yaalo alwaaxyo | audios/1744137381-a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2.wav | images/o295.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Hal nin oo kufadhiyo kursi oo baroon ah asagana waxuu wataa suud iyo caag caafi ah. | audios/1744185608-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/tt34.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Waa qol gudihiisa waxaa yaalo labo miis mid mideb kiisu yahay madow iyo mid yar | audios/1743591701-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/tt90.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa qol waxaa yaalo sariir midabkiis yahay qaxwi waxaa saaran barkima oo ka kooban labo | audios/1743152646-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/de3.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | ZRft4gJKDVgznZPPGVtKlIUTFU62 | Waa suntan lagu dilo cayayaanka waxaa lagu leeyahay qiimaheeda waa halaasi sida ka muuqata sawirkaan asaga ah midnimo subar market
| audios/1744038478-ZRft4gJKDVgznZPPGVtKlIUTFU62.wav | images/rd675.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 44vsfE5Ys1QizLKA3CIhccLpX3L2 | Halkaan waa laami waxaa maraayo niman wato darees gaduudan iyo madow, gacanta waxay ku wataan borgarana cadcad, dhinaca laamiga waxaa taagan dad ku labisan dharka buluuga. | audios/1744608276-44vsfE5Ys1QizLKA3CIhccLpX3L2.wav | images/tr27.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3 | Halkan waxa jogan niman badan dhcadan qamisyo bulug cadan kafe jale cimamado madow ah | audios/1744626020-UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3.wav | images/rel111.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Karemo lamersado jirka caga oow kujiro waa cadan dabolka waa jale | audios/1744798598-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/o962.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | HalKaan waxatalo alada laku xisabo misanka dadka oo kalarkedu yahay madow qalin cadan dhulka eey talo waa qaxwi darbigan oow yahay cadan | audios/1740338602-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/med72.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Waa kushiin waxaa yaalla saddex saxan waxaa ku jira wax caddaan wax gudaheed wax madow wax jaallo waana kusheen | audios/1744379006-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/as265.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Waa hool waxaa jooga niman makiinado ayey hayaan | audios/1745124320-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/so70.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Meeshaan waa dabaq wayn oo laga dhisay meel wado ah hortiisa waxaa yaalo qashin. | audios/1744546760-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/ho98.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa guri dhisme ka socda wuxuu ka samaysan yahay buloketi karabaraha ayuu marayaa | audios/1740859721-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/as220.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2 | Meshiina waa lami dhismo ka socdo waxaa iga muiqdo niman iyo nago waxaa iga muuqda gawari waawayn waxaa kaloo iga muuqdi guryo iyo derbiyo iyo guryo waxaa kaloo iga muuqdo filo | audios/1740472155-a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2.wav | images/as196.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meshan waa dhul bananah oo bacad ah gari cafcaf aya marayo kalarkis oo yahay jale | audios/1740339532-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/ma30.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meshaan waxa ayala paakad nal ku sawiran roseeto oo kalaradeeda kaalduwan paakado ayey ku jiraan waa gaduud iyo madow ayey ka koopanyihiin wana dhowr xapo | audios/1740161508-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/o686.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waxa usoo horeeya sadex nin sadexdaa nin waxay wataan khamiis jaala ah ama cadaam ah shaati cadaan ah iyo cumamad madaw ah | audios/1740753777-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/rel12.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meshan waa mel wada ah oo laxaaqayo waxa jooga shan gabdood waxeyw ataan iskoope iyo padeel paldi oo caag ka sameesan | audios/1740131823-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/s24.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Saddex naago xaaqaayo waddo halnaag waxay wadataaa indho shareer xijaab guduudwn iyo dirac gacanta waxay ku wadataa jijin 24 waxay agtaagantahy gaari gacan waxay wadataa indho shareer | audios/1741938342-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/s22.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | l77nj1JGMTdeSisLi3cMO05SxCI2 | Waxa ay muuqda ubax oo saaran miis ka kooban cadaan caddeys qaxwi | audios/1743978474-l77nj1JGMTdeSisLi3cMO05SxCI2.wav | images/flo21.jpg | so_SO | Male | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Meeshaan waa bacaad ah waxaan fadhiyaan Niman nikaan waxa uu wadta qamiis iyo macawis gaduudan cimaamad medebkeedu madow iyo jaalo.isku jiro.waxaan hor yaalo geedo.gaagaaban waxowna gacanta ku haayaa geed
| audios/1740401911-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/tt5.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meeshaan waa meel laami ah waxaa yaalo miis waxaa fadhiyo wiil oo kursi kufadhiyo waxaa miiska u saaran caagag midabkoodu gaduud iyo mid buluug ah. | audios/1740336364-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/rd223.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Meeshaan waxaa fadhiya wiilal iyo gabdhow wiilasha waxay wadaan shaati cadeeys ah sarway buluug gabdhaha waxay tahay xijaab jaal ah hindhisoor madow | audios/1740641009-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/edu90.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa dhalin yaro meel tuuran waxa ay wataan kubad buluug ah | audios/1742800405-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/oi925.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Mashan waa tagan shan gabdhod dharka eey watan waa madow iyo madow kale iyo madow kale iyo madow kale iyo qahwi waxey gacant kuhayan magarofan kalar kisi yahay waa madow iyo cadan | audios/1740061208-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/rel21.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa saxan caddaan waxaa saaran baradho iyo khudaar guduud saxan kala kiisa waa caddaan | audios/1743160740-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/oi3.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | koAcxWOacWdAXLTNQtysUSmBRUz2 | ShaxadaanTan waxa ku jiriyo mid leh biyo qudaar sabaayad biyo cabitaan iyo labo moos | audios/1744386397-koAcxWOacWdAXLTNQtysUSmBRUz2.wav | images/fo175.jpg | so_SO | Female | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Sanduuq saaran miiskararkiisu yahay cadaan iyo madow waxaana eg taagan nin sameynayo | audios/1742376919-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/o703.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3 | Waa hool waxaa iskugu imaaday niman iyo naago | audios/1745117561-UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3.wav | images/o230.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Halkaan waa garoon kubada cagta waxaa yaalo roog cagaaran qeybane baluug ka ah waxaa saaran ku ciyaarayo wilal wadto funaanad cadan ah baluug ka ah mid kale waxa uu wadtaa funaanad cadan iyo kafey ah. Buumo madow darbiga wa madow | audios/1740513104-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/oi932.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Meeshaan waxaa yaalo saxan waxaa saaran bariis iyo hilib gaduudan, baradho, banbanooni cagaaran, saxan cadaan ah ayay kujiraan. | audios/1744391935-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/o944.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Meeshaan waxaa fadhido diyaarad midabkeedu yahay cadaani madow yiri duuliyaha wuxuu wataa dar isku-eg oo midooday | audios/1743231712-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/so21.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | hSjtVbtNrZfLrt6jLFQ9pEkqoPB3 | Waa wado waxaa maraayo niman iyo cagaf cagaf midabkeedu yahay jaalle | audios/1744815467-hSjtVbtNrZfLrt6jLFQ9pEkqoPB3.wav | images/rd86.jpg | so_SO | Male | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Waa guri dhismo ka socoto oo qabyo ah waxuu kutaagan yahay birar iyo alwaaxyo lugu dhajiyey,guriga waxuu kudhisan yahay bulukeeti iyo dhagax iyo carro. | audios/1744540541-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/as243.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Qol yaalo fadhi fadhiga mideb kiisu waa buluug | audios/1743144851-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/rd674.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | xn7l2LTjnnTH9SJdYPB0VgXHFfQ2 | Meeshaan waxaa yaalo buskud shukulaato nanac iyo saabuunta saliida | audios/1744806368-xn7l2LTjnnTH9SJdYPB0VgXHFfQ2.wav | images/rd492.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3 | Waa biraha qofka lug la-aanta uu ku socdo oo fara badan oo meel yaalaan | audios/1744696166-UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3.wav | images/med28.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meshaan waa qol sadx gaabdhood ayaa joogto iyo hal wiiil sadaxda gabdhood wey fadhiyaan miis cadaan ayaa hortoda yaalo iyo harqaan nin ayaa tagan meesha darpiga meesha waa cades Gabar waxey wada taa xijaap qalinn ah qabadha kalane xijaap qalin ah oo mugdiah iyo indha shareer madow | audios/1740137935-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/o694.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meshan waa barxad oo dordor ah jingad ayaa kadhisan oi dirbi cadan ah waxa jooga geel jalarkis ow yagay kslar sahbi sh medh oow joogo waa mel bacad ah | audios/1740230416-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/rd905.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | koAcxWOacWdAXLTNQtysUSmBRUz2 | Meeshaan waxaa fadhiyo nin ookiyaalo wato, jaakad madow, shaati cadaan iyo saacad madow ah kursiga uu kufadhiyo waa qaxwi. | audios/1744556871-koAcxWOacWdAXLTNQtysUSmBRUz2.wav | images/so102.jpg | so_SO | Female | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Halkaan waxaa yaalo caagado kalaradoodu kala ah buluug iyo cadaan. Dhulka uuyaalo waa buluug hoos madow gadaal cadaan oo xarga xargo leh. | audios/1740640882-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/ma18.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | LBDjOv17uEgBbw5NP81w8m9nH7k2 | Guri dhismihiisa hada bolowdey qaybta kore waxa kasaaran qof loo yaqaano faryaamo alwaxyada ayuu habaynayaa faryaamaha waxaa uu wataa cimaamad iyo garan cadaan ah midabkiisu wuu madoowyahay Guriga aas aaskiisu waa bilow | audios/1739802561-LBDjOv17uEgBbw5NP81w8m9nH7k2.wav | images/o795.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Meeshaan waxaa yaalo sabad kujirto tiish oo cadaan ah iyo rooti oo labo jeex ah iyo ukun lashiilay iyo miyuuneys korna waxaa laga saaray dukureeshin. | audios/1740507935-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/rd983.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Waa meel dhaqtar ah waxaa jiifo bukaan qaliin lugu wado waxaa kuwado dhaqtar haysto koofi madow maas cadaan ah iyo dhar cagaar ah. mid kala koofi cadaan ah iyo dhar cagaaran gacmahana waxaa ugu jiro galoofis. | audios/1740762580-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/as297.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2 | Waa wiilal taagan salaxa dhexdiisa waxey wataan funaanad iyo Buumo cagaar ah | audios/1744956869-a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2.wav | images/oi925.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Meeshaan xafiis waaye waxa joogo nin wata ootiyaal cadaan ah.shaar cadaan ah.nin wata shaar ah iyo jaakad madow ah,jaakad oo baluug eh darbigu waa baluug . | audios/1740335986-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/so121.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa fanaanad io buumo funaanada midabkedo waa madow buumaheeduna waa cadeys | audios/1742800938-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/fa93.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Meajani waa meel suq ah niman ayaa fa fadhiya bac dani waa gaduud kursiya ey ku fadhiyana waa madoow funanad jale ah iyoo shati iyo surwal oo qaxwiya ayuu wata ninkasi | audios/1744860194-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/rd208.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Waxaa ii muuqdo kaniin ku jiro kartoon midabkiisa iyo waa caddan kartoonka midabkiisa | audios/1743290670-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/rd767.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 80XGQMb7XCQnYHCM0MqDNocS0092 | Katiin sawirada la gashto | audios/1745071712-80XGQMb7XCQnYHCM0MqDNocS0092.wav | images/jewl103.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | zgPT4eDL2acwqo87qtuh4ulsDwk2 | Wayfi intenite ah | audios/1738157224-zgPT4eDL2acwqo87qtuh4ulsDwk2.wav | images/rd537.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Waa guri dhismo kasocoto waxaa kutaagan biro, waxaa kufidsan shareeco gaduudan, waxaa kuwareegsan alwaaxyo. | audios/1744701719-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/con87.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Meeshaani waa meel banaan waxaa jooga niman aad ufara badan nimanak oogu soo horeeyo wuxuu wataa surwaal cafee shaati basali ah gacanta wuxuu ku hayaa buug | audios/1739294992-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/sa76.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | xn7l2LTjnnTH9SJdYPB0VgXHFfQ2 | Meeshaan waxa yaalo shaati oo jaakad yar kor ooga jirto oo qurux badan | audios/1744800430-xn7l2LTjnnTH9SJdYPB0VgXHFfQ2.wav | images/o701.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Halkan waa kuri kalar kisi waa cades dhulka mutalelk waa dahabi iyo cades | audios/1739695020-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/arc11.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | PfKJX6wmdvbbesXENk53iG3wyK32 | Waa fadhi midabkiisu yahay cadaan | audios/1745069904-PfKJX6wmdvbbesXENk53iG3wyK32.wav | images/furn113.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2 | Meeshaan waxaa ku fidsan roog cagaar ah waxaa joogo wiilal waxay wataan dhar caddays iyo baluug isku jiro | audios/1740418823-a6Q0ZxpUdhdRydCVXTIDeKnGwlr2.wav | images/rd390.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W0IbQygwBmYDisCHpCZuWBWsCfh2 | Waa kartoon jaale ah | audios/1744984580-W0IbQygwBmYDisCHpCZuWBWsCfh2.wav | images/med40.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Eenmeshanwaxa iimuqda halnin garabka usaran camamad madaxana usarankofiyad gacantana ugaxiranyahay sacad odahabiah kursigakufadhiyo kalarkisu yahay hosmadow korna uyahay baluug | audios/1739368926-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/rel157.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 9QXQ9sDtloQlZ016Ri4ZnraWhN33 | Duration wuxuu bilic wayn ka qaataa gurigaaga gurigaaga haduusan kuugu samaysnayn durationka wali qabyo waayo meelaad ku nasato waa gurigaaga hasaba gugeena aan quruxsano hana Morgan dukreeshan | audios/1743281353-9QXQ9sDtloQlZ016Ri4ZnraWhN33.wav | images/o542.jpg | so_SO | Female | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Burjiko kujirto dhuxul waxaa saaran digsi waxaa dul saaran qaado qori ah | audios/1745124863-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/rd288.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 8dVl9wU9r1OLiwHpZwATvnqzWeA2 | Asc waxan sharaxad kabixinaya afar nag ah sadax moto ah sadax nin ah mid oo fadhiyo midna dhinaca u socdo mida dhinacan kle u socdo | audios/1738090997-8dVl9wU9r1OLiwHpZwATvnqzWeA2.wav | images/s21.jpg | so_SO | Male | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | hSjtVbtNrZfLrt6jLFQ9pEkqoPB3 | Halkaan waxaa ka muuqdo biiso kartoon ku sawiran | audios/1745088753-hSjtVbtNrZfLrt6jLFQ9pEkqoPB3.wav | images/ad68.jpg | so_SO | Male | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Waa saxan waxaa kujiro biidso oo labo nuuc ah asagoo dhaadheer iyo asagoo duuduub ah midabkiisu waa jaale. | audios/1744617475-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/ow911.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Bocor aad iyo aad u farabadan midabkiisu yahay cagaar iyo orinji ayaa meeshaan yaala wuxuuna saaran yahay miis cadaan ah | audios/1740497039-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/fo111.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Wiilal iyo gabdho ayaa meesha taagan warqad ayey gacanta ku haystaan | audios/1744608389-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/sa76.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Meshaan waa dugaan waxaa gasacyaal Malay iyo canaanas iyo niman oo meesha shaax ku gadayaan talaagada may kujiro talaagada waa cadaan malaygu waa cadaan iyo guduud iskujirq cana naasku waa jaalo iyo caaagr iskugu jira
| audios/1740064545-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/rd364.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2 | Kani waa qol isbitaal waa cadaan iyo buluug waxaa yaalo sariirada isbitaalada Kalarkoodu waa cadaan iyo buluug, kursi cadaan iyo madow ah iyo miis cadeys iyo kafay ah, dhulka waa cadeys. | audios/1744294124-3bv4GEOhcxV7Tae2IzgzSqu9HkC2.wav | images/oo960.jpg | so_SO | Female | 36-49 | 2,025 | |
SOMALI | LPp7eOdg27f6awt9sHzuTMPZQDD3 | Meeshaan waxaa kamuuqdo maamooyin cayaarayo meel wato ah waxay wataan dharka calanka soomaaliya sida garbasaar iyo dirac, labo maamo waxay wataan dhar gaduudan. | audios/1744203471-LPp7eOdg27f6awt9sHzuTMPZQDD3.wav | images/as89.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | ZRft4gJKDVgznZPPGVtKlIUTFU62 | Waa goob ganacsi waxaa kamuuqdo dad ah rag iyo dumar. | audios/1744130618-ZRft4gJKDVgznZPPGVtKlIUTFU62.wav | images/o917.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Nin aya mesha fadhiya kursi ayow kufadhiya miis aya hortis yalo qamiis cadan ayoow wataa io amamad jale ah bagaronka dabe waa baluug | audios/1744523237-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/rel156.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Meeshaan waxaa ku dhagan Waxaa ku dhagan fiilooyin jaajar ku dhagan waana qalin iyo baluug. | audios/1744691136-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/oi18.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3 | Halkaan waxaa yaalo baaquli cadaan ah waxaa kujirto timir iyo daango waxaa agyaalo jalmad madow iyo koob cadaan ah. | audios/1744635325-UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3.wav | images/rd925.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Gabdho fadhiyo makhaayad makahyada waxaa kuyaalo geedo miiska waa cadaan dharka waa madaw | audios/1741773170-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/dec79.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 8dVl9wU9r1OLiwHpZwATvnqzWeA2 | Een waxan hada xayeysiin ka bixinayaa ee waxana ujedaa dad badaanaa ujeeda ma fahanteen iyo garoon iyo wiil hal wiil ujedaa oo garoonka ku jiro gosha wuxu wataa een fanaanad cadaan ah iyo dhar cadaan ayuu wataa ma fahamteen gesihiisa dad bdaaan buxaan | audios/1738124143-8dVl9wU9r1OLiwHpZwATvnqzWeA2.wav | images/o161.jpg | so_SO | Male | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Dukaan lagu iibiyo ubacayaal kale yihiin cagaar gudood ubaxna waa jaalo | audios/1742032424-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/rd397.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Qol isbitaal gabar gacanta oga xiraasaa xijaab ayey wadataa guduud indho shareer madow ah shaar cadaan | audios/1740432222-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/as294.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 80XGQMb7XCQnYHCM0MqDNocS0092 | Waa xaafad uu dhex maro wado uu geeska kataagan yahay nin | audios/1744907132-80XGQMb7XCQnYHCM0MqDNocS0092.wav | images/rd207.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Meshaani waa meel lagu sameenayo alaap waxa ameshan wiilkaan gacanta ku haayaa makiinad midapkeedu jala yahy kaloofis ayaa ugu jiro waxuu wataa shaati midapkiisa puluug yahy wjiga qalab ayaa ugu xiran mid kle waxaa uu wafaa koofi caaga ah midap keedu jaala yahy | audios/1740120461-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/as144.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Waa xafiiska waxa jooga niman wataan suud | audios/1744932436-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/tt32.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa musqul leh kkilafu dhaqay midabkeedu waa cadaan darbiya waxasaran bilan midabkuna waa cadaan | audios/1742448799-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/ho111.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | lo1DD7tdH7gHmTFEtoDTBXNzHuJ3 | Inta wax yalo saako waxey qatata taraxad iyo korgashi oo madow ah ayey wadta | audios/1735663237-lo1DD7tdH7gHmTFEtoDTBXNzHuJ3.wav | images/fa75.jpg | so_SO | Female | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Waa kabo naageed oo saaran meel cadeys ah midabkoodu waa cadeys ama oranji, dhexdana waa madow. | audios/1743635111-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/o658.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Dhag dhago saaran meel madow ah midabkoodu waa dahabi | audios/1745052855-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/i15.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1 | Dukaan loo sameeyay iskafaalo cadaan ah | audios/1745049399-W97y1qZVC8e2LTeSXqrrG4Un9un1.wav | images/o315.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | LPp7eOdg27f6awt9sHzuTMPZQDD3 | Meeshaan waxaa ka muuqda go,cadaan ah oo ciid bixinayso wado oo laami camal ah ayaa Meeshaan ka muuqda | audios/1743536777-LPp7eOdg27f6awt9sHzuTMPZQDD3.wav | images/as112.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2 | Waa qudaar isku kugu jirto ayu nooc koosto,basal,babanooni | audios/1742817588-oVuRaCNXYCPMrNhUfG9nnmtPDBn2.wav | images/veg20.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | W0IbQygwBmYDisCHpCZuWBWsCfh2 | Qol uu ku juro armaajo OO leh afar albaab | audios/1744983940-W0IbQygwBmYDisCHpCZuWBWsCfh2.wav | images/o296.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3 | Halkaan waxaa ka muuqdo galay shiidan oo sajalaysan midabkeeduna waa cagaar, cadays iyo guduud waxaana garab muuqdo geed galayl ah oo baxaayo | audios/1744692743-UQeTdooP0FVmDHFRxeaWJmPiC8F3.wav | images/oi53.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 44vsfE5Ys1QizLKA3CIhccLpX3L2 | Halkaan waa laami labo bajaaj iyo gaari ayaa maraayo dhinaca laamiga waxaa kuyaalo guryo geedo ayaa kabaxaayo. Laamiga dhinaciisa waxaa taagan afar wiil fanaanad buluug, jaale iyo cagaar ayay kala wataan. | audios/1744557260-44vsfE5Ys1QizLKA3CIhccLpX3L2.wav | images/rd125.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Meeshaan waa masaajid ay fadhiyaan wiilal yaryar iyo niman waaweyn waxay wataan qamiis qalin ah qamiis gaduudan iyo fanaanad maariyad iyo buluug ah. Iyo qamiis kaloo cadaan ah iyo macawis cadaan ah. Fanaanad cagaar ah. | audios/1740315168-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/rel93.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2 | Meshaan waxaa yaalo labo katiinad ah midab kooda waa dahabi iyo cadeys | audios/1744519874-AEvo3bSXqGdmlYxSk1zfc7yba0r2.wav | images/oo984.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Me Shani wa meel masajid ah waxa iskugu imaday will waxey watan qamisyo cad cad ah iyo qamisyo gudud ah iyo qamisyo seytuni ah iyo madow kalar ka dar biga masajid ka wa cadan dhul ku na wa cades | audios/1740329637-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/rel82.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | BqDKFN43wCXL9iGgU6mAVcFBlGr1 | Miiska roogaga wayee sharaxaada guryaha hotel waaye inaa kusoo biirtiinaa jeclaan lahaa sharxaada guryaha waye | audios/1735577777-BqDKFN43wCXL9iGgU6mAVcFBlGr1.wav | images/dec58.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 | |
SOMALI | hSjtVbtNrZfLrt6jLFQ9pEkqoPB3 | Waa qol waxaa ka daaran leer buluug ah | audios/1744953341-hSjtVbtNrZfLrt6jLFQ9pEkqoPB3.wav | images/b85.jpg | so_SO | Male | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2 | Mashan waa mel banan ah waxaa joogo tumal nin dharka eey watan waa jale iyo baluug iyo qalin cades waxey watan kobo kalar kode waa baluug iyo jale iyo cadan iyo qahwi | audios/1740058892-4so6ihK9hCUqrBnXXwTfVOqIOCw2.wav | images/spo23.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2 | Meeshaan waa qol ay kujiraan dhaqaatiir. Waxay agtaagan yihiin sariir. Sariirtaani midab ahaan waa cadaan waxaa kufidsan go cagaar iyo bulug iskugu jiro waxaa agjooga dhawr dhaqaatiir oo niman ah wax ayay gacanta ku hayaan. | audios/1740240291-25dcrUVbwsXT1wLt07PdS7wLxGb2.wav | images/as331.jpg | so_SO | Female | 25-35 | 2,025 | |
SOMALI | 80XGQMb7XCQnYHCM0MqDNocS0092 | Waa nin oday oo wadi gaari dameer | audios/1744979200-80XGQMb7XCQnYHCM0MqDNocS0092.wav | images/rd320.jpg | so_SO | Male | 18-24 | 2,025 |
End of preview. Expand
in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 17